Waxaan muran ku jirin in
haweeneyda ninkeeda ay jeceshahay uu labada cajar dhexdooda kaga salaaxo mid
kamid ah labadiisa gacmood, isaga oo isla markaasi tan kale kaga salaaxaya
labadeeda naas, ay dareento istiin iyo raaxo labanlaab ah.
Kolka gacanta ninku ay soo
maamusho naasaha iyo shafka xaaskiisa, waxay u degtaa dhinaca caloosha, iyada
oo salaaxaysa rugta xuddunta, dabeetana u jiitamaysa dhanka cajarrada iyo
gumaarka, halkaasi bayna in muddo ah ku noqnoqotaa.
Intaas dabadeed, kolka ay haweeneydu si
wanaagsan istiinka u qaadato, labadeeda bawdo ayaa iskood u kala kaca,
faruuryaha waaweyn ee cambarkuna waa ay kala fogaadaan, qanjirradiisuna soo
daayaan dheecaan qooya cambarka gudihiisa oo idil.
Dhuuqmadii
iyo istiinkii xoogga badnaa xilligii galmadu, waxay isu rogayaan kuwo fudud oo
saxansaxo leh aanna gaarsiisnayn heer ay mar kale kacsan karto. Isdhexgalkii
xoogga ku dhisnaa waxa uu isu beddelayaa is-habsiin jilicsan oo keenta inay
haweeneydu dareento in ninkeedu yahay gabbaadin aamin ah oo ay dhaxanta iyo
dhibaatada ka gasho. Halkaasi kolkay arrinimarayso ayay madaxeeda shafka ama
garabka ka saarataa, jiif iyo nasashana ku gunaanaddaa hawshii cuslayd ee ay
qabatay intii shaqada galmada lagu jiray.

No comments:
Post a Comment